Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni “Waxaa Dhowaan dib loo bilaabayaa Dhismaha Wadada Gaalkacyo-Garoowe” (Daawo0
    Puntland

    Madaxweyne Deni “Waxaa Dhowaan dib loo bilaabayaa Dhismaha Wadada Gaalkacyo-Garoowe” (Daawo0

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ABU DUBAI (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa Ku dhawaaqay in dhowaan Dib loo bilaabayo Dhismaha Wadada Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garoowe, taas oo uu hakad ku yimid sanadkii hore ee 2018-ka.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Khudbad ka jeedinayay Munaasabad soo dhaweyn ah oo Jaaliyadda Reer Puntland ee Dalka Imaaraadka Carabta, ay caawa ugu qabteen Magaalada Abu Dubai, ayaa sheegay in kulan uu dhowaan Caasimadda Puntland ee Garoowe kula yeeshay Safiirka Dalka Jarmalka ee Soomaaliya, ay isla qaateen in dib loo bilaabo Mashruuca Dhismaha Wadada Gaalkacyo-Garoowe.

    Madaxweynaha ayaa xusay in dib loo saxayo waxyaabihii sababta u ahaa in uu istaago Mashruuca Dhismaha Wadadan, isagoona sheegay in Xukuumadda Puntland ee uu Hoggaamiyo ay dadaal ugu jirto ka miro-dhalinta Mashaariicda Hormarineed ee ay Puntland u balanqaadeen Saaxibadeeda.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/383977995775711/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.