Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Axmed Karaash oo daah-furay Shirka dib-u-eegista Adeeg bixinta baahsan (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Axmed Karaash oo daah-furay Shirka dib-u-eegista Adeeg bixinta baahsan (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 23, 2019Updated:July 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, ayaa Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar ka daah-furay Shirka dib u eegista Mashaariicda adeeg baahinta Baahsan ee Dawlada Hoose iyo Dawlada dhexe.

    Madaxweyne karaash ayaa sheegay in inta uu socdo Shirka dib loogu eegayo Mashruuca Adeeg bixinta Degmooyinka Puntland, guulaha laga gaaray, caqabadaha jira iyo Hiigsiga Mustaqbalka.

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa ugu baaqay Masuuliyiinta ka qeyb-galaya Shirka dib u eegista Mashaariicda adeeg baahinta Baahsan ee Dawlada Hoose iyo Dawlada dhexe inay la yimaadaan Qorshe lagu gaarsiinayo Mashaariicda hormarineed Degmooyin cusub.

    https://www.facebook.com/maxamud.nadiif.18/videos/2370717963183274/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.