Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Daawo Sawirro: Wasiiro katirsan Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gobalka Heylan
    Puntland

    Daawo Sawirro: Wasiiro katirsan Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gobalka Heylan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka wasaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlada Puntland Maxamed c/raxmaan Dhabancad iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Dhahar ee Gobolka Haylan.

    Ujeedka socdaalka waftiga uu hogaaminayo Wasirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dilmuquraadiyaynta Dowlada Puntland ayaa salka ku haya u kuur galida xalada noolasha ka jirta deegaanada iyo degmooyinka Gobolka Haylan.

    Wasiir ka ayaa salaan sharaf ka qaatay qaarka mid ah ciidamada daraawiisha iyo police ee Gobolka hayland, intaas kadib Wasiirka iyo Weftiga uu hogaaminayo ayaa booqday xarumaha Dowlada ee Gobolka, sida saldhiga Qaybta ee Degmada Dhahar, xarunta Gobalka iyo isbitaalka Degmada dhahar.

    Sidoo kale, Wasiirka ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgarad ka Gobolka, Isagoona xilka u kala wareejiyey Gudoomiyaha gobolka ee dhawaan lasoo magacabay iyo gudoomiyihii hore ee gobolka Haylan,

    Weftiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa waxa ka mid ah Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Puntland iyo Agaaismaha guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, federalka iyo dimuqradiyeynta Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.