Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Natiijada imtaxanka dugsiyada Dhexe ee Jubbaland oo la shaaciyay
    Puntland

    VIDEO: Natiijada imtaxanka dugsiyada Dhexe ee Jubbaland oo la shaaciyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in sanadkaan uu aad u kordhay Ardayda natiijada wanaagsan ka keenay imtaxanka dugsiyada Dhexe.

    Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa sheegtay in Imtixaanka dugsiyada dhexe ee sanadkaan ay ku baaseen Arday gaareysa 1,814, waxaana aad u yar Ardeyda dhacday oo ah 23 Arday kuwaasi 15 wiil iyo 8 gabdhood.

    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad-goboleedka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamuud ayaa shaaciyey natiijada guud ee imtixaanka dugsiyada dhexe.

    Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ee Dowlad-goboleedka Jubbaland oo la qaaday 1 ilaa 4 bishii March islamarkaana lagu galay 14 xarumood oo ku yaalla gobolada Jubbada Hoose iyo Gedo ayaa sanad dugsiyeedka 2018/2019 waxaa u fariistay Arday gaareysa 1,837, Ardeyda Imtaxaanka gashay ayaa isugu jira 1,144 wiil iyo 693 gabdhood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.