Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Wafti ka socda DF oo gaaray Garoowe, kana qeyb-galaya Xuska 1-da August
    Puntland

    VIDEO: Wafti ka socda DF oo gaaray Garoowe, kana qeyb-galaya Xuska 1-da August

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafti ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaya Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare ee
    Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Waftigan oo ka qeyb-galaya Xuska 1-da August oo ku beegan 21 sanno guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Dowladda Puntland, ayaa waxaa Garoonka Gen. Maxamed Abshir kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland C/xakiin Dhoobo-daareed oo ay weheliyaan xubno katirsan Baarlamaanka Puntland.

    https://www.youtube.com/watch?v=xCOUgTZytj0&feature=youtu.be


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.