Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo caawa Su’aalo ay weydiiyeen Shacabku (Sawirro)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo caawa Su’aalo ay weydiiyeen Shacabku (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay Kulanka Bulshada Rayidka ah, oo ah kulan uu kula hadlay Bulshada qeybaheeda kala duwan isla markaan dadweynaha uga jawaabay su’aalo ay weydiiyeen.

    Kulanka oo lagu soo aadiyey Todobaadka Puntland, waxaa soo diyaariyey Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland waxaana ka qeybgalay Aqoonyahano, Waxgarad, Dhallinyaro, Haween iyo Siyaasiyiin.

    Madaxweyne Deni ayaa jeediyay Khudbad uu uga hadlay dhismihii Puntland, 21-sano oo Puntland jirtay waxa qabsoomay iyo qorshihiisa waxqabad oo uu Madaxweynuhu iftiimiyey tallaabooyinka muhimka ah ee illaa iyo hada uu qaaday.

    Dadweynaha ayaa si furan su’aalo u weydiiyay Madaxweynaha kuwaasi oo uu dhammaan uga jawaabay. dadkii ka qeybgalay kulanka ayaa soo dhoweeyay oo uga mahadceliyay Madaxweynaha fursada uu bulshada kula hadlay. 

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.