Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: U diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee Xuska 1-da August ee Puntland
    Puntland

    VIDEO: U diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee Xuska 1-da August ee Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 31, 2019Updated:July 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa si weyn looga dareemayaa Guud ahaan Degaanada Puntland, u diyaar-garowga Xuska 1-da August oo ah markii dhidibada loo taagay Dowladda Puntland, kuna began maalinimada berrito ah.

    Dhamaan Degaanada Puntland ayaa lagu qaban doonaan Munaasabado lagu weynaynayo 21 sanno guurada kasoo wareegtay dhismihii Puntland, Iyadoona Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ay ka dhici doonto Munaasabad balaaran oo ay ka qeyb-galayaan Madaxda sare ee Dowladda Puntland iyo Wafuud ka kala soco Gayiga Soomaalida iyo Caalamka.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/3126842767327595/
    Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland
    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/470781617038666/
    Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.