Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Rag katirsan Al-Shabaab oo xukun toogasho ah lagu fuliyay
    Puntland

    VIDEO: Rag katirsan Al-Shabaab oo xukun toogasho ah lagu fuliyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 5, 2019Updated:August 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo dhalinyaro ah oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen dilal iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho.

    Labadan dhalinyaro oo lagu kala magacaabayay Canshuur Cusmaan Abuukar iyo Maxamed Cali Barrow ayaa ka tirsanaa Al-Shabaab, waxaana dhowaan ka soo muuqdeen muuqaal laga duubay oo ay ku qiranayeen dilal iyo weeraro ka dhacay Muqdisho.

    Maxkamadda Darajada Koowaad iyo Maxkamadda sare ayaa horay ugu kala xukuntay dil toogasho ah, waxaana saaka oo Isniin ah, kuna beegan 5-ta bisha Agosto lagu fuliyay xukunkii dilka toogashada ah.

    https://www.youtube.com/watch?v=w2ABMFfXvX4&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.