Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Wasiir Gabiley “Kuwa Muqdisho ka qeylinaya waxay diidan yihiin Hormarka Puntland”
    Puntland

    VIDEO: Wasiir Gabiley “Kuwa Muqdisho ka qeylinaya waxay diidan yihiin Hormarka Puntland”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 5, 2019Updated:August 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilyaas Cisman Lugadoor Gibiley, ayaa si adag uga hadlay Koox isugu yeertay guddiga adeegga diyaaradaha Soomaaliyeed, kuwaas oo dhowaanahan bilaabay inay cabasho ka muujiyaan Diyaaradaha Heerka Caalami ee ka shaqo bilaabay Degaano kamid ah Puntland.

    Wasiir Gibiley ayaa sheegay in Kooxdan isugu yeertay Guddiga Adeegga diyaaradaha Soomaaliyeed, ay yihiin Koox ka xun dulimaadyada diyaaradaha caalamiga ah ee Ethopian Airline ugu horeyso eek a bilowday Degaanada Dowladda Puntland.

    Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa tilmaamtay in aysan dhag-jalaq u siin doonin Kooxdan yar, balse ay tahay arrin lala yaabo in Kooxdan haatan soo shaac baxdo kaddib markii Puntland ay soo jiidatay in Shirkadaha Dulimaadyada Caalamiga ah.

    https://www.youtube.com/watch?v=yUtYiU0bsXE

    Hadalka Wasiirka Gibiley ayaa imaanaya xilli War Saxaafadeed ay soo saareen Koox isugu yeertay guddiga adeegga diyaaradaha Soomaaliyeed ay ku muujiyeen cabasho ka dhan ah shiradda diyaaradaha Ethiopian Airlines, iyagoo ku eedeeyay inay shirkadaas ay burburineyso adeegyadii ay shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.