Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo ka furmay Garoowe
    Puntland

    VIDEO: Shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo ka furmay Garoowe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo ay soo qaban-qaabisay Wasarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dastuurku ayaa maanta ka furmay Magaalda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

    Shirka oo socon doona labo beri ayaa lagaga wada-hadli doonaa sidii sare loogu qaadi lahaa dhamaan Garsoor Dhaqameedka iyo sidii loo soo saari lahaa Xeerar iyo Siyaasadii lagu hagi lahaa Garsoor Dhaqameedka.

    Sidoo kale, Shirka Garsoor Dhaqameedka oo ay ka qeyb-galayaan Culimada iyo Odoyaasha Dhaqanaka ayaa diirada lagu saari doonaa sidii looga hortagi lahaa, loona xallin lahaa khilaaf kasta oo bulshada soo wajaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.