Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Deni oo weerar afka ku qaaday Madaxda DF, kuna tilmaamay dad aan khibrad laheyn
    Puntland

    VIDEO: Deni oo weerar afka ku qaaday Madaxda DF, kuna tilmaamay dad aan khibrad laheyn

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin dad aan laheyn Khibrad Siyaasadeed iyo mid Maamul.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Hoggaamiyaasha Dalka ay yihiin Jiil aan waxba ka aqoon Siyaasadda iyo Maamulka uu u baahan yahay Dal soo kabanaya, balse ay yihiin dhalinyaro khibradoodu ku eg-tahay lasoo shaqeynta Hay’addo ajnabi ah.

    “Dhalinyarada jiilka danbe ee siyaasada khibradooda ugu weyn waa inay lasoo shaqeeyeen Hay’adaha Samafalka, Hay’ad baad lasoo shaqaynaysaa wixii ay ku shaqayn jirtey baad rabtaa inaad dalka ku maamusho macquul maaha taasi.” ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland

    https://youtu.be/Otqm-N1N8TI

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.