Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Deni “Puntland waa loo soo shaqo tagaa, dhalinyaradeediina Shaqo la,aan bey sheegan”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Deni “Puntland waa loo soo shaqo tagaa, dhalinyaradeediina Shaqo la,aan bey sheegan”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ku dhaliilay dhalinyarada Reer Puntland in aysan diyaar u aheyn inay shaqeystaan.

    Madaxweyne Deni oo ka hadlayay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada Adduunka oo lagu qabtay Garoowe, ayaa sheegay Puntland in loo soo shaqo tago , taaso meesha ka saaraysa sida uu sheegay shaqo la’aan ka jirta Puntland.

    “Umad aan waxbaba ka shaqaynayn oo haddana oranaysa shaqo la’aan baa nahaysa waa mushkilad, arrintaasi waxa ay u baahan tahay in si gaar ah loo baaro weliba wasaaraddaha ay khusayso.” ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid C/llaahi Deni.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.