Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Deni “Waxaan diyaar u nahay inaan Wada-hadal la galno Somaliland”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Deni “Waxaan diyaar u nahay inaan Wada-hadal la galno Somaliland”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 17, 2019Updated:August 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo ay diyaar u tahay iin Maamulka Somaliland ay wada-hadal kala galaan Degaanada lagu muransan yahay ee Gobalka Sool.

    Mdaxweyne Deni ayaa sheegay inay dhacdo in mar mar lagugu qabsado shaatigaaga, ayna Somaliland kusoo xad-gudubtay Dhulka Puntland, balse ay Dowladda Puntland ay diyaar u tahay Wada-hadal iyo Nabad.

    “Fariinta ugu horaysa waxaan u dirayaa Soomaaliland, shaatigaaga waa lagugu qabsan karaa, dhulka Puntland ee ay kusoo xadgudubtey , wadahadal iyo nabad inaan ku dhammayno oo ku gar-naqsadaan baan ugu baaqaynaa” Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

    https://www.youtube.com/watch?v=d-m0uRLymR4&feature=youtu.be

    Madaxweynaha ayaa fariintani ka yiri bandhigga buugga Diwaanka Nabadda Soomaaliyeed (Hore, Hadda iyo Hadhow ) oo ay qortay aqoonyahanad Deeqa Jaamac Col-u-joog, waxa ay qoraysey buuggaasi muddo ku siman 35 sano, waxaana lagu soo bandhigay xarunta 
    Hay’adda Cilmi Baarista ‘PDRC’ Garoowe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.