Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Dalalkee ka socdaan Ganacsatada kasoo qeyb-galay Shirka maal-gashiga Puntland ?
    Puntland

    VIDEO: Dalalkee ka socdaan Ganacsatada kasoo qeyb-galay Shirka maal-gashiga Puntland ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 21, 2019Updated:August 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland ahna Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Qaban-qaabada Shirka Maal-gashiga Puntland Faarax Maxamuud Cawaash, ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayso qaban-qaabada Shirka.

    Wasiir Cawaash oo la hadlay Tv-ga Puntland, ayaa sheegay in shirkan oo soconaya 15 illaa 17 September, ay kasoo qeyb-galayaan  Illaa 500 oo Ganacsato ah, kuwaas oo ay kamid yihiin Ganacsato ka socota Dalalka Mareykanka, Britain, Sweden, Danmerk, Turkiga, Sacuudiga, Imaaraadka, Cumaan, Jaban iyo dalal kale.

    Sidoo kale, Wasiirka ayaa xusay in Shirkan Maal-gashiga lagu soo bandhigayo Kheyraadka iyo wax soo saarka Puntland, ayna barbar socon doonaan Shirar doceedyo iyo kulamo gaar gaar ah.

    https://www.youtube.com/watch?v=Tp874IwDQw4&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.