Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Banaan-baxyo ka socda Laas-caanood iyo Ciidanka Somaliland oo shacab laayay (Sawirro)
    Puntland

    Banaan-baxyo ka socda Laas-caanood iyo Ciidanka Somaliland oo shacab laayay (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Banaan-baxyo rabshado wata ayaa saacadihii lasoo dhaafay gilgilay Magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobalka Sool, kuwaas oo looga soo hor-jeedo Maamulka Somaliland, waxaana banaan-baxyadan ka dhashay khasaare.

    Dadka Banaan-baxa dhigaya ayaa ku dhawaaqaya Erayo ay uga soo hor-jeedaan Maamulka Somaliland  oo dhibaatooyin fara-badan ku haya Shacabka, sidoo kalena dhawaan dil u geystay wiil dhalinyaro ah.

    Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa rasaas u adeegsanaya dadka banaan-baxa dhigaya, waxaana ku dhaawacmay illaa 10 Ruux, oo saddex kamid ah dhaawacoodu liito, sida uu Raadiyaha Dowladda Puntland u sheegay mid kamid ah Shacabka Magaalada Laas-caanood.

    Wixii Kasoo Kordha kala Soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.