Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxaad kala socotaa Dagaal Puntland ay ku hayaan Madaxda DF Soomaaliya ?
    Puntland

    VIDEO: Maxaad kala socotaa Dagaal Puntland ay ku hayaan Madaxda DF Soomaaliya ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dagaal kula jiraan Nabadda iyo Hormarka Shacabka Degaanada Puntland.

    Xildhibaanka oo saxaafadda kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada XF Soomaaliya ay Ardayda Puntland u diiday shahaado jaamacadaha dibadda ah ay ku aadaan.

    Sidoo kale, Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise ayaa tilmaamay in Madaxda Dowladda Federaalka ah ay u diideen dadka Reer Puntland Waraaq taageero ah, si maal-gelin caalami ah iyo taageero ay u hesho Dekedda Garacad oo si isku tashi ah ay u dhisanayaan Shacabka Puntland.

    Ugu dambeyntii, Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise ayaa ugu baaqay Bulshada Puntland inaan lagu khaldin wadaniyad been ah ayna ilaashadaan Nabadda iyo Midnimadooda oo duulaan lagu soo qaaday.

    https://www.youtube.com/watch?v=r9HkknAaz74&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.