Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo baaq u diray Siyaasiyiinta (Sawirro)
    Puntland

    Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo baaq u diray Siyaasiyiinta (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Odayaasha dhaqanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maanta kulan iskugu yimaaday ayaa shacabka Jubbaland ugu hambalyeeyay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

    Odayaasha dhaqanka ayaa u mahadceliyay Baarlamaanka Jubbaland oo codkooda ugu hiiliyay Madaxweynaha Jubbaland,sidoo kale waxa ay ku ammaaneen gudiga doorashooyinka Jubbaland adkeysiga ay u yeesheen sidii ay ku dhici lahayd doorasho xalaal ah.

    Dhanka kale Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa dardaaran u diray Madaxweynaha Jubbaland waxa ayna ilaahey uga baryeen in uu u fududeeyo xilka mar kale loo igmaday.

    Waxa ay ugu baaqeen Siyaasiyiinta iyo shacabka Jubbaland in ay la sheeqeeyan madaxweynaha dib loo doortay meelna uga soo wada jeedsadaan cid walba oo ku howlan duminta midnimada Jubbaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.