Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Geeddi “Muddo kororsi uma baahna maanta umadda Soomaaliyeed”
    Puntland

    VIDEO: Geeddi “Muddo kororsi uma baahna maanta umadda Soomaaliyeed”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Re’iisalwasaarihii Dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, oo ka hadlayay Shirka Dib u heshiisiinta iyo Dimuqraadiyadda waarta ee Garowe ayaa uga digay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya muddo karorsi ay sameeyaan.

    “Muddo kororsi uma baahna maanta umadda Soomaaliyeed, Madax ay dooratey u baahantahay umadeenu, ciddi ku riyoonaysana muddo kororsi waxaan aaminahay ineysan u socon doonin, Dowladda maanta xukunka heysana waxaa looga baahanyahay Doorasho ay umaddu doorato madaxdeedu” ayuu yiri Ra’iisulwasaare Geeddi

    Mr. Cali Maxamed Geeddi ayaa intaas ku daray “Xantu waa badantahay Baarlamanka xittaa waxaa ku jira qaar’ aan rajo ka qabin iney soo laabtaan oo leh waa fiicantahay muddo kororsiga labo sano aan isaga darsano, Laakiin Taasi yeeli maayaan Shacabka Soomaaliyeed, Dastuurkuna uma yaallo Baarlamanka kaliya”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.