Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay Saraakiisha Ammaanka Koonfur Galbeed (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay Saraakiisha Ammaanka Koonfur Galbeed (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa kulan looga hadlayey xoojinta Ammaanka iyo ka hortagida falalka lidiga ku ah Amaanka Koonfur Galbeed, la qaatay Sarakiisha Ciidanka Booliska Qeybahooda Kala Duwan.

    Kulanka ayaa inta uu Socday waxaa looga hadlay  sidii la isku dhaafsan lahaa Fikrado lagu xoojin karo Ammaanka iyo sidii Bulshada looga Badbaadin lahaa Dadka Caadeystay Daadin Dhiiga Shacabka Somaliyeed,sida lagu yiri War kasoo baxay Madaxtooyada Koonfur Galbeed.

    Sarakiisha Ciidanka qeybahooda kala Duwan ayaa so Jeediyey Fikrado muhiim ah oo looga hortagi karo falalka ay geystaan  Al-Shabaab ay kula Kacaan Dadka Shacabka iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee Koonfur Galbeed.

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa u mahadceliyey Saraakiisha Ciidanka Booliska Kaalinta Wanaagsan ee ay ka Qaateen Sugida Amaanka Degmada Baydhabo iyo Sida Har iyo Habeen ay ugu Taaganyihiin Sidii ay u badbaadin lahayeen Shacabkooda.

    Dhanka kale, Madaxweyne Lafta Gareen ayaa Saraakiisha ku Bogaadiyey inay sii laba jibaaran Sidii looga Shaqayn lahaa Sugida Ammaanka Guud ee deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.