Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday in AYAX ku degay Buuraleyda Calka
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday in AYAX ku degay Buuraleyda Calka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 26, 2019Updated:August 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland Dr. Ismaaciil Diiriye Gamacdiid, ayaa ku dhawaaqay in qeybo kamid ah Buuraleyda Gobalada Bari iyo Sanaag uu fariistay Ayax Geedi ah.

    Wasiirka oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland ayaa sheegay in Ayax uu si gaar ah ugu degay Buuraleyda Calka, uuna waxyeelo u geysanayo Degaanka.

    Wasiir Gamacdiid ayaa sheegay in Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland ay diyaarisay Kooxo ka howlgalada Dhulkaas, si looga hor-taggo in waxyeelo ba,an oo Degaanka uu u geysto Ayaxa ku degay, ayna saacadaha soo socda gaari doonaan.

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland Dr. Ismaaciil Diiriye Gamacdiid ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay garab istaagaan Dowladda Puntland si loogu guuleysto in Ayaxa Fariistay Dhulka Buuraleyda Calka laga kiciyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.