Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Shirweynaha 4-aad ee dib u eegista Dastuurka oo ka socda Garoowe
    Puntland

    VIDEO: Shirweynaha 4-aad ee dib u eegista Dastuurka oo ka socda Garoowe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 27, 2019Updated:August 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirweynaha Afraad ee dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maalintii labaad ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, kaas oo ay ka qeyb-galayaan Gudiyada la socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha xubnaha ka ah.

    Shirweynahan oo shalay furmay ayaa inta uu socdo looga arrinsanayaa Dhameystirka Dastuurka, waxaana si gaar ah looga doodi doonaa warbixinta soo jeedinta wax ka beddelka cutubyada 10aad ilaa 15aad oo ay dib u eegis ku soo sameeyeen labada Guddi ee heer Federaal.

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed, ayaa Sheegay in Dowladda Puntland ay gacan buuxda ka geysanayso Dhameystirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    https://www.facebook.com/DastuurkaSoomaaliyaBFS/videos/508661483222567/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.