Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka (VIDEO)
    Puntland

    Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 28, 2019Updated:August 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirweynihii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu soo geba-gebeeyey Magaalada Garowe ee Caasimadda Dowladda Puntland.

    Shirweynahan oo ka wada qeyb-galeen Guddiga la Socodka ee dib u eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Senator Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid), Guddiga Madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka, Guddoonada Barlmaanada iyo Guddiyada Dastuurka ee Dawladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana laga soo saaray Qodobbo muhiim ah

    Shirweynihii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, ayaa socday muddo seddex maalmood ah ee lasoo dhaafay, iyadoo looga tashanayay cutubyada 10-aad ilaa 15-aad oo ay soo diyaariyeen guddiyada Dastuurka heer Federaal.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/2958950860787501/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.