Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Ku-xigeenkii C/rashiid Xidig oo ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay fikirkiisii
    Puntland

    VIDEO: Ku-xigeenkii C/rashiid Xidig oo ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay fikirkiisii

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdiqaadir Cabdi Sharaay oo ka mid ahaa kooxaha Mucaaradsan nidaamka Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo meel fagaare ah kula hadlay boqolaal ka mid ah shacabka Jubbaland, ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo ay u caleema-saareen kooxaha Mucaaradka ah.

    Cabdiqaadir Cabdi Shareeye ayaa sheegay in uu u tanaasulay danta iyo midnimada shacabka isagoona ku baaqay in laga wada shaqeeyo xasiloonida Jubbaland.

    Ugu dambeyntii, Mr. Shareeye ayaa ku amaanay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, sida dulqaadka iyo mas’uuliyadda leh ee uu uga saaray Jubbaland xaaladihii adkaa ee ay soo martay.

    https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/523854451755000/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.