Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Nabad-doonada Beesha Cumar Maxamuud oo baaq u diray DFS
    Puntland

    VIDEO: Nabad-doonada Beesha Cumar Maxamuud oo baaq u diray DFS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 1, 2019Updated:September 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaar ka mid ah Nabad-doonada Beesha Cumar Maxamuud oo maanta Shira Jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudig ayaa cabasho u gudbiyau madaxda Dowladda Soomaaliya, maamulka gobalka Banaadir iyo odayaasha dhaqanka baaq u diray.

    Nabadoonada Beesha Cumar Maxamuud ayaa sheegay in boob balaaran lagu hayo hanti uu lahaa AUN Yaasiin Nuur Xasan oo kamid ahaa Xubnihii Leegada, Baarlamaankii ugu horeeyay ee Soomaaliya iyo Ganacsade Soomaaliyeed.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/2444300122491121/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.