Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxay tahay ujeedada Safarka Madaxweyne Biixi ee Jabuuti ?
    Puntland

    VIDEO: Maxay tahay ujeedada Safarka Madaxweyne Biixi ee Jabuuti ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu baxay dalka Jabuuti.

    Safarkan Madaxweyne Biixi ee Jabuuti ayaa qaadan doona muddo kooban, waxaana la sheegay in ujeedadiisu ay tahay xoojinta xiriirka qotada dheer iyo iskaashiga horumarka ee ka dhexeeya ee Maamulka Somaliland iyo Jabuuti.

    Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Biixi uu u yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ismaaciil Cumar Geelle, ayna ka wada-hadli doonaan sidii loo sii amba qaadi lahaa wada-hadalada DFS iyo Somaliland.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaMadaxtooyadaJSL/videos/689231554924288/

    Madaxweynaha Somalind ayaa la filayaa in kolka uu gaaro Jabuuti uu si toos ah ugu gudbi doono Madaxtooyadda, halkaas oo uu kulan kula yeelanayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.