Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Punland oo ku dhawaaqay inuu Ayax wax-yeelayay Degaano badan
    Puntland

    VIDEO: Punland oo ku dhawaaqay inuu Ayax wax-yeelayay Degaano badan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir jaraa’id oo uu maanta Badhan ku qabtay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Deegaanka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimiladda Puntland C/rashiid Cali Geele Ayaa waxaa uu kaga Warbixiyey Ayax ku Habsaday Deegaano ka Tirsan Goboladda Sanaag iyo Bari.

    Wasiir C/rashiid Cali Geele ayaa sheegay in dhibaatooyin ba’an uu u geystay Degaano badan iyo Dhul beeraley ah, isagoona tibaaxay inay socdaan dadaalo ay wadaan Kooxo ay Dowladdu dirtay oo kaashanaya Dadka Degaanka.

    Ugu dambeyntii, Wasiiru Dawlaha Wasaarada Deegaanka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimiladda Puntland C/rashiid Cali Geele ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay u istaagaan siday uga taageeri lahaayeen Dowladda inb Ayaxa laga kiciyo Dhulka uu ku habsaday.

    https://www.facebook.com/826003914191316/videos/383297405690353/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.