Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland “Ayuxu 1-kii KM wuxuu cunayaa 100-ton oo Geedo ah”
    Puntland

    VIDEO: Puntland “Ayuxu 1-kii KM wuxuu cunayaa 100-ton oo Geedo ah”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 5, 2019Updated:September 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland Ismaaciil Diiriywe Gamacdiid, oo Shir Jaraa’id kyu qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Ayax ku habsaday Degaano ka tirsan Gobalada Sanaag, Bari, Sool iyo Nugaal, isagoona ku dhawaaqay in si loo baahan yahay Gurmad deg deg ah.

    Wasiir Gamacdiid ayaa sheegay in Ayuxu uu markii hore ku degay Degaano katirsan Gobalada Bari iyo Sanaag, balse haatan uu soo gudbay Gobalada Nugaal iyo Sool, waxaana uu tilmaamay in 1-kii KM uu cunayo 100-ton oo Geedo ah.

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Degaanka Puntland ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland, Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha Caalamiga ah inay ka qeyb-qaataan kicinta Ayaxan oo ah mid dhibaato badan u geysanaya Degaanka.

    Dhanka kale, Maareeyaha Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa ku dhawaaqay in xaaladu ay tahay midan la sahlan Karin, isagoona u soo bandhigay Shacab habab la isaga kicin karro.

    https://www.youtube.com/watch?v=xf3-9Smsi7g&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.