Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: DFS oo ka hadashay inay Shabaab joojiyeen Dhismaha Garoonka Stadium Muqdisho
    Puntland

    VIDEO: DFS oo ka hadashay inay Shabaab joojiyeen Dhismaha Garoonka Stadium Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegaya in Al-Shabaab ay joojiyeen dhismaah iyo Dayactirka Tuulada Ciyaaraha Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho ee degmada Warta-Nabada Gobolkan Banaadir.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/2430240107235643/

    Garoonka Stadium Muqdisho waxaa Galabta booqday Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahadsi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehlinayeen Wasiirka Dhalinyarada & Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye,wasiirka Warfaafinta Maareeye & guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish iyo kuxigeenkiisa Amniga iyo Siyaasada Maxamed Cabdullaahi Tuulax.

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in howshii dhismaha & Dayactirka ee Stadium Muqdisho ay si caadi ah u socdaan,isla markaana ay been abuur tahay inay Shabaab joojiyaan,waxana uu sheegay inaysan jirin cid joojin karta.

    Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo dadka ayuu sheegay inay uga digayaan baahinta wararka been abuurka ah,waxaana uu sheegay in sidoo kale ay baaritaano ku sameyn doonaan shirkadda heysata qandaraaska dhismaha,isla markaana ay wax ka weeydiin doonaan arrimhaasi.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.