Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo la casriyaynayo
    Puntland

    VIDEO: Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo la casriyaynayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland ayaa Magaaladda Boosaaso kusoo dhaweeyay wafdi ka socday Dowladda isutagga Imaaraadka Carabta oo balaarin ku samayn doona garoonka diyaaradaha Boosaaso.

    Wasiir Gabiley ayaa sheegay in Wafdiga ay u yimaadeen sidii ay Balaarin iyo Casriyaynta ugu sameyn lahaayeen Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/2511793085576568/

    Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, ayaa tilmaamay in lagu darayo 1200 oo ranway ah, sidoo kalena laga dhisi doono Tarminal weyn, isagoona Wasiirku uu tilmaamay in Garoonka Caalimiga ah ee Boosaaso uu noqonayo dhowaan Mid kamid ah Garoomada ugu casriyaysan Africa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.