Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ammaanka Qaahira oo si weyn loo adkeeyay
    Somalia

    Ammaanka Qaahira oo si weyn loo adkeeyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ammaanka Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar ayaa aad loo adkeeyay iyadoona wadooyinka waa wayn ee Magaalada la dhigay gaadiid gaashaman iyo ciidan Booliis ah oo tira badan.

    Dowladda Masar ayaa isku dayaysa sidii ay uga hortagi lahayd banaan baxyo la qorsheynayo in ay ka dhacaan gudaha Caasimadda Masar iyo Magaalooyin kale oo kamid ah dalkeeda.

    Dalka Masar ayaa u muuqda in uu ka bilowday kacdoon cusub oo looga soo horjeedo Madaxweyne Cabdulfitax Al-Sisi, kaddib markii ganacsade u dhashay dalkaas oo lagu magacaabo Maxamed Cali uu ku eedeeyay Mr. Al-Sisi inuu sameeyay Musuq-maasuqii ugu weynaa ee ka dhaca Masar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.