Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo daah-furtay Xafiiska Diiwaan-gelinta Canshuur bixiyayaasha (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo daah-furtay Xafiiska Diiwaan-gelinta Canshuur bixiyayaasha (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiir Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Cabdi, ayaa maanta daah-furay Shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada Reer Puntland ee ku sugan Caasimadda.

    Shirka oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ujeedadiisu aheyd sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqeenta Wasaaradda Maaliyadda iyo Canshuur bixiyaasha waa weyn.

    Sidoo kale, Shirkan ayaa lagu daah-furay Xafiiska Canshuur bixiyayaasha Ganacsatada Waawayn, Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Puntland ayaana xusay ahmiyadda ay lee dahay diiwaan galinta ganacsatada, waxaana uu ku dhiiri-geliyay ganacsatada galiyay inay qaataan lambarka
    Canshuur bixiyaasha.

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa xusay in Xafiiska Canshuur bixiyayaasha Ganacsatada Waa wayn uu ka qeyb-qaadanayo horumarka ganacsatada, sida in loo ilaaliyo magaca hantidooda iyo in ay kaga qeyb-gali karaan qandaraasyada.

    https://www.facebook.com/cawil.cali.169/videos/1453050641514026/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.