Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sirdoonka Kenya oo gacanta ku dhigay Ciise Tarabuun
    Somalia

    Sirdoonka Kenya oo gacanta ku dhigay Ciise Tarabuun

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Ammaanka Dowladda Kenya oo kaalmo Sirdoon ka helayo Mareykanka ayaa gacanta caawo kusoo dhigay Cabdiwaaxid Khaliif Axmed oo ku magac-dheer Ciise Tarabuun oo Dowladda Kenya ay sheegtay inuu yahay xubin sare oo kamid ah Ururka Al-Shabaab.

    Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in Ciise Tarabuun oo ahaa Madaxii amniyaadka Goblka Banaadir ee Al-Shabaab gacanta ay ku dhigtay, hase yeeshee Dowladda ayaa mar kale sheegtay inuu soo dhameystay xukun Maxkamadeed oo dhan 2 sanno.

    Ciise Tarabuun oo Dowladda Kenya ay sheegtay inuu wadankeendo galay 24 bishaan, ayay lagu qabtay Gudaha Magaalada Nairobi, kaddib howlgallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka socda qeybo badan oo kamid ah Dalka Kenya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.