Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo daawo yari wajaheysa
    Somalia

    Kenya oo daawo yari wajaheysa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kamamia Murichu oo madax u ah midoowga ay leehiyiin kooxaha dawada keena Kenya ayaa sheegay in xaalad dawo yari oo halisteeda leh ay kenya qarka u saarantahay kadib markii ay isfahmi waayeen doowlada iyo kooxaha dawada dibada ka keena.

    Doowlada ayaa dooneysa in labo goor la baaro tayada daawada ka hor inta aan loo ogalaan in dalka gasho.

    Doowlada Kenya ayaa la sheegay in ay India ku celisay labo kunteenar oo dawo ah .

    Inkastoo Kenya ay ku yaalaan 35 shirkadood oo dawada soo saara hadana waxaa ay dadku aad ugu tiirsanyihiin dawada dibadda laga keeno iyadoo sanadkii la soo dhaafay ay kenya dibadda ka keensatay dawo qiimaheedu gaarayo 728 malyuun oo doolarka mareykanka ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.