Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dr. C/weli Gaas oo baaq u diray Madaxda Dowlad Gobaleedyada (VIDEO)
    Puntland

    Dr. C/weli Gaas oo baaq u diray Madaxda Dowlad Gobaleedyada (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 2, 2019Updated:October 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa  uu si kulul uga hadlay khilaaf ka dhex aloosan qaar ka mid ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

    Dr. C/weli Gaas oo wareysi Idaacadda Kulmiye ee Muqdisho, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya laga doonaayo inay tixgaliso Hanaanka Dowlad Gobaleedyada ay ku shaqeeyaan.

    Waxaa uu sheegay in khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada badanaa uu ka yimaado dano gaar ah oo dhanka Dowladda Federaalka, isagoona sheegay in Arrimaha Dastuurka ay baal maraan Madaxda Dowladda Federaalka.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa uga baaqay Dowlad Gobaleedyada inay dhistaan Madal ay ku mideysan yihiin, islamarkaana ay ka wada-hadlaan Xaalada ka jirta dalka, sida waxyaabaha ay isku hayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.