Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay Shirka SPF ee ka dhacay Muqdisho (VIDEO)
    Puntland

    Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay Shirka SPF ee ka dhacay Muqdisho (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay shirka iskaashiga oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaysan ahayn wax wanaagsan in shir u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo ay ka maqan yihiin Maamul Goboleedyada la qabto.

    ”Waa arrin aan fiicneyn in la qabto shir u dhexeeya DF iyo beesha caalamka oo maamul-goboleedyadu joogin,Wiilal yar yar oo masaakiina oo qurbaha jooga ama lamarin-habaabiyey ee lasoo adeejiyey Caay ay Caytameen anagu xaqa ugama istaageyno” ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed

    Sidoo kale Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dalkaan ay ku dhex-jiraan laba cadow oo kala ah Shabaab iyo Dowladda, waxana uu ku tilmaamay wasiirada dowlada kuwo aan ka hadli karin xaq iyo wixii jira.

    “Marnaba dalkan dhibaatada ka jirta ka hadaliiisa ugama hari doono Wiilal yar yar oo masaakiina oo qurbaha jooga ama lamarin habaabiyey ee caaytamaya,aana wadeynaa waxa aan xaqa u leeyahay ayuu yiri” ayuu yiri Sheekh Shariif.

    https://www.facebook.com/dalsantv/videos/2459525030798963/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.