Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Muqdisho: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Maxkamad lasoo taagay
    Somalia

    Video:-Muqdisho: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Maxkamad lasoo taagay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 6, 2019Updated:October 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka Jubbaland  Cabdirashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan ), ayaa maanta la hor-geeyay Maxkamadda Maamulka Gobalka Banaadir.

    Wasiir C/rashiid Janan ayaa waxaa Maxkamadda maanta lala keenay Buulle Aadan Maxamed oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo Beled Xaawo, waxaana lagu soo oogay masโ€™uuliyiintan eedeymo la xiriira xadgudub dhanka baniโ€™aadannimada oo ka dhacay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, sida ay inoo xaqiijiyeen Goobjoogayaal.

    Wasiirka Amniga Jubbaland Mr. Janan ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qabsatay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho 31-kii Bishii Agoosto ee sanadkan 2019, xilli uu safar shaqo ugu sii jeeday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

    Xariga ay Dowladda Federaalka u geystay Wasiirkii C/rashiid Janan, ayaa waxaa horay uga dhashay banaanbaxyo ay dhigayeen Shacab kasoo horjeeda xarigiisa,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/407057383335863/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.