Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxda DFS oo wajaheysa culeysyadii ugu adkaa abid
    Puntland

    VIDEO: Madaxda DFS oo wajaheysa culeysyadii ugu adkaa abid

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa Mowjado adag oo isugu jira kuwo Siyaasadeed iyo inay lumiso Taageerada dhaqaale ee Beesha Caalamka, tan iyo wixii ka dambeeyay markii Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka.

    Shirka SPF oo muhiim u ahaa Soomaaliya, ahaana kii 4-aad oo her caalami ah ayaa isku bedelay madal dhaliilo iyo hanjabaado loogu jeediyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Shirka ay qaadaceen Dowladaha Puntland iyo Jubbaland oo ah laf-dhabarka nidaamka Federaalka Soomaaliya

    Wakiilada Beesha Caalamka ayaa sheegay inay Dowladda Federaalka ka jari doonin Taageerada dhaqaale, hadii aysan la imaan Siyaasad loo dhan yahay oo horseeda wada-shaqeyn dhex marta Hoggaaminayayaasha Siyaasadda Soomaaliya.

    Halkaan Hoose ka Daawo Falanqeyn Ku aadan Culusyada heysa Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/570061910399414/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.