Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo heshay Doonni kalluumeysi oo horey loo waayay (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo heshay Doonni kalluumeysi oo horey loo waayay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Faarax Caawash Beel-daaje, ayaa sheegay inla helay doonni kalluumaysi iyo bad-maaxyadii la socday, taas oo lagu weysanaa xeebaha Badda Cas.

    Wasiir Faarax Cawaash ayaa sheegay in doontan oo maqneyd muddo Shan cisho ah, laguna magacaabo Caseyr waaxid laga helay meel u jirta 70-Meyl Xeebta Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Faarax Caawash Beel-daaje ayaa sheegay in doontan oo siday 15-tan oo Kalluun ah, ay ku timid cilad dhinac Matoorka ah, balse la sameeyay, haatana ay toos u aaday Magaalada Mukalah ee Dalka Yemen oo ay Kalluunka u waday.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/677693142728188/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.