Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Itoobiya oo gacanta ku dhigay gaari lagala baxsaday Somaliland
    Somalia

    Ciidanka Itoobiya oo gacanta ku dhigay gaari lagala baxsaday Somaliland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hayโ€™adaha Ammaanka Dowladda Itoobiya oo garab ka helaya kuwa Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay Gaari booyad ah oo lagala baxsaday deegaannada Somaliland, isla markaana lala aaday deegaano ka tirsan Itoobiya.

    Gaariga booyada ah ayaa la sheegay in uu la baxsaday Nin kamid ah Oromada dalka Itoobiya kaas oo gacan yare u ahaa Darawalka Booyada,hayeeshee gacanta lagu soo dhigey xilli uu ku haayey deegaanka Faraweyne ee dowlad deegaanka Soomaalida.

    โ€œwaxa ilaahay mahadii ah in ay dawlada Ethiopia iyo somaliland gaar ahaan degmada faraweyne , harshin, iyo harta sheekha ay labadii cishe u dambeeyey ku hawlanaayeen sidii loo soo qaban lahaa booyad lagala soo baxsaday Somaliland aan gacamnta kusoo dhigno kuna wareejino qofkii lahaay ayuu yiriโ€  Guddoomiye kuxigeenka deegaanka  Faraweyne Maxamed Xasan Gudoomiye.

    Gaariga booyada ah ayaa waxaa lahaa Ganacsade kasoo jeeda deegaannada Somaliland, kaas oo lagu Magacaabo Ibraahim Muuse Barre, waxaana maalmihii la soo dhaafay uu ku howlanaa sidii uu ku heli lahaa Gaarigiisa, hayeeshee ugu dambeyn lagu guuleystay in loo keeno.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.