Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo fagaare ku toogatay Oday 82 sanno jir ah.
    Somalia

    Al-Shabaab oo fagaare ku toogatay Oday 82 sanno jir ah.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Al-shabaab ayaa deeganka Fiidow oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ku toogatay shalay oday 82 sano jir ah oo ka tirsanaa maamulka degmada Jowhar.

    Cali Cabdulaahi Xasan ayaa maxkamad ku taal deeganka Fiidow ku xukuntay dil kadib markii uu u tegey halkaa inuu marqaati u noqdo mid ka mid ah labo qoys oo isku haystay dhul.

    Qoyskii uu ku marqaati furayay ayaa u sheegay garsoorihii maxkamada in Cali Cabdullaahi uu yahay mas’uul ka tirsan maamulka degmada Jowhar sidaa awgeedna uusan ka marag furi karin dacwada.

    Al-Shabaab ayaa xabsiga dhigtey kadibna maxkamad gaar ah saartay iyadoo lagu xukumay dil toogasho ah.  Cali Cabdulaahi Xasan ayaa ahaa guddoomiyaha xaafadda Buula Sheekh ee magaalada Jowhar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.