Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»QM oo si kulul uga hadashay Madaafiic lagu garaacay Xerada Xalane (Akhriso)
    Somalia

    QM oo si kulul uga hadashay Madaafiic lagu garaacay Xerada Xalane (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War qoraal ah oo ka soo baxay ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, James Swan ayaa si kulul waxaa uu uga hadlay hoobiyeyaashii maanta lagu weeraray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, isagoona sheegay inuu aad u cambaareynayo

    “Waxaan cambaareynayaa weerarkii ka dhacay xarunta Xalane, balse waxaan la amakaakdanahay ficilkan argagaxa leh ee argaggixisannimada ee lagula kacay shaqaalaheenna, kuwaasoo shacabka Soomaaliyeed kala shaqeeya arrimaha samafalka, dhismaha nabadda, iyo arrimaha horumarinta. Waxaan u rajeynayaa asxaabteena dhaawacmay inay si buuxda uga soo kabsadaan dhaawacyadooda, ”ayuu yiri ergeyga Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya James Swan.

    Ma sheegin tirada rasmiga ah ee dadkii Ku waxyeeloobay weerarka, balse waxaa uu sheegay in dhaawac uu jiro oo kaliya.

    Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyada hoobiyayaashii maanta lagu garaacay xarunta Xalane ee Muqdisho

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.