Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo diiday dhismaha gole iskaashi
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo diiday dhismaha gole iskaashi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida wararku ay sheegayaan,waxuu diiday Madaxweyne Deni gole iskaashi in la dhiso.

    Golahan,waxaa soo jeediyay dhismihiisa Madaxweynayaashii hore iyo jubaland.

    Deni,ayaa ku adkaystay in dhismaha golahan uu yahay xiligan mid deg-deg ah,waxuuna soo jeediyay in si guud layskaga kaashado xaaladaha cakiran ee dalka lagana wada shaqeeyo sidii horay loogu sii socon lahaa.

    Arinkan,ayaa kulankii shalay lagu gorfeeyay,waxaana sidoo kale jira mid kale oo maanta dhici doona ka hor intaysan soo anba bixin madaxda intooda badan.

    Madaxweyne Deni waxuu kaloo ka caga jiidayaa in war saxaafadeed laga soo saaro Kismaayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.