Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa xalay ka qayb-galay munasabad sagootin ah oo loo sameeyey madaxdii ka qeyb-gashay caleema-saarka madaxweynaha Jubbaland.