Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Waxgarad jawaab adag siiyay Xildhibaano Garowe ka hadlay maalin ka hor
    Somalia

    Video:-Waxgarad jawaab adag siiyay Xildhibaano Garowe ka hadlay maalin ka hor

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Odoyaasha Gobolka Nugaal,ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal maalin ka hor kasoo yeeray Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland,kuwaasoo aad udhaliilay Madaxweyne Deni iyo hogaamintiisa xiligan.

    Waxgarad maanta ku yeeshay kulan balaaran caasimada Puntland ee Garowe,ayaa si weyn udhaliilay Xukuumada Fadaraalka ah,isla markaana bogaadiyay Dowlada Puntland iyo hogaankeeda.

    Xildhibaanada hadlay maalin ka hor,ayaa la fahansan yahay in hadalkooda ay ka danbaysay gacan qarsoonayd,waxaana dad badan ay qabaan Xukuumada Fadaraalka in ay tahay mida dhabarka ka taabatay,iyadoo la tilmaamayo Wasiir Cawad iyo Xildhibaan Cali Xoosh,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/2006431739459527/

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.