Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dooni urarnayd ganacsato reer Puntland oo ku degtay Cumaan
    Somalia

    Dooni urarnayd ganacsato reer Puntland oo ku degtay Cumaan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doon usoo socotay magaalada Boosaaso oo rar kasoo qaaday Dekeda ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay in ay ku degtay xeebaha Badweynta Hindiya.

    Doonidan oo laga lahaa dalka Hindiya,ayaa lagu magacaabay Cabdikariin, waxaana maqribnimadii shalay ay ku degtay meel u dhow dekedda Salala ee dalka Cumaan.

    Shaqaalihii doonta saarna oo tiradooda lagu sheegay 10 ayaa la badbaadiyey, hase yeeshee waxaa lagu waayey hanti fara badan.

    Hantida lagu khasiray Doonidan,ayaa lagu sheegay in ay ka badan tahay Toban Milyan oo dolar.,iyadoo ku degtay meel ku dhwo isla Dekeda Salalah ee ay kaoso shiraacatay markii hore.

    Inta badan ganacsatada Puntland ee isticmaala Doonyaha Hindidada,ayaa la kulma khasaare baaxad weyn sanad walba.

    Dowlada Puntland oo dadaal ugu jirta sidii ay Dekeda Bosaso ugu heli lahayd balaarin looguna dari lahaa qayb ay kusoo xiran karaan Maraakiibta,ayaa heshiis la gashay shirkada DP WORLD ee laga leeyahya dalka imaaraadka Carabta,taasoo la filayo in sanadka danbe ay bilowdo dhismaha Dekeda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.