Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamo sigaar ah loo tababaray oo la wareegi doona amaanka Puntland
    Somalia

    Ciidamo sigaar ah loo tababaray oo la wareegi doona amaanka Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 16, 2019Updated:October 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhawaan waxaa ka hawlgeli doona magaalooyinka waa weyn ee Puntland ciidamo si gaar ah oo xirfad sare ah loosoo tababaray.

    Ciidamadan oo si toos ah u hoos tagi doona Madaxtooyada Puntland,ayaa masuul ka noqon doona amaanka Mgaalooyin ay ka mid yihiin Bosaso,Gaalkacyo iyo Garowe,

    Ciidamadan oo gaaraya dhawr Guuto,ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxay tababarkooda iyo qalabayntooda bixisay Dowlada Imaaraadka Carabta.

    Waxaa la filayaa hawlgalinta Ciidamadaas kadib in isbadal xoog leh laga dareemi doono amaanka guud ee Puntland.

    Dowlada Madaxweyne Deni,ayaa wada qorshayaal wax looga qabanayo amaanka iyo Ciidamada ku hawlan.

    Sidoo kale waxaa iyadana qorshaha dib loogu xoojinayo uu socdaa hay’ada sirdoonka ee PISA,taasoo hada loo dhiibay hogaan khibrad uleh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.