Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Golaha Degaanka Degmada Burtinle oo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeenkiis
    Somalia

    VIDEO: Golaha Degaanka Degmada Burtinle oo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeenkiis

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Degaanka cusub ee Degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen, kaddib doorasho gacan tag ah oo xalay ka dhacday Degmadaas.

    Guddoomiyaha Degmada Burtinle ayaa waxaa ku tartamayay Labo Musharax, iyadoona uu ku guuleystay Sayid Maxamuud Xirsi, kadib markii musharaxii latartamayey uu u tanaasuley.

    Guddoomiyaha Degmada Burtinle Sayid Maxamuud Xirsi.

    Sidoo kale, Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Burtinle ayaa loo doortay Saalax Maxamed Abdulle, isagoona helay codad gaaraya 11 Cod, halka musharax Cali Geele Maxamed  oo la tartamaya uu isna helay 9 cod uu helay.

    Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Burtinle Saalax Maxamed Abdulle.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed C/ixmaan Dhabancad ayaa khudbad ka jeediyey Madasha markii ay soo dhammaatay doorashadda Gudoomiyaha Degmada Burtinle iyo Ku xigeenkiisa ayaa Golaha iyo Maamulka Degmada Buurtinle kula dardaarmay inay kawada shaqeeyaan Hormarinta Degmada Burtinle.

    https://www.facebook.com/moilgrd/videos/2465396203508105/

    Golaha Degaanka cusub ee Degmada Burtinle oo gaaraya 22 xubno, ayaa 7 kamid ah ay tahay Haween, waxaana aad u soo dhaweeyay arrintaas Dowladda Puntland, Waxgaradka iyo Qeybaha Bulshada Degmadaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.