Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso (Sawirro)
    Somalia

    Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil Ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gacansiga Dowladda Puntland.

    Waxaa Garoonka Diyaraha ee Magalada Boosaaso Ku soo dhaweeyey xubmo katirsan Golaha wasiirada, Maamulka Gobolka Bari, ka Degmada Boosaaso, iyo buldhada qaybaheeda kala duwan.

    Imaanshaha Magaalada Boosaaso ee Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil, ayaa kusoo aadaysa waqti xasaasi ah waxaana maalmihii ugu dambeeyay ka socday Magaalada Boosaaso Shirar looga soo ho-jeedo Hormarinta Kaabayaasha dhaqaalaha.

    Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil ayaa la filayaa inuu ku buuro dadaalada lagu xasilanayo Siyaasadda iyo Amniga Gobalka Bari, isagoona kulamo la yeelan doona Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dib uga degaya maanta Boosaaso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.