Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, kaddib maalmo uu Ku sugnaa Magaalada Kismaayo oo uu uga qeyb-galay Caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

    Madaxweyne Deni iyo waftigiisa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso, waxaana la filayaa inuu maalmaha soo socdo ku sugnaado Boosaaso, halkaas oo uu kulamo kula yeelanayo Isimada iyo Siyaasiyiinta Gobalka Bari.

    Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa inta uu Ku sugan yahay Magaalada Boosaaso la kulmay wakiilo ka socda dalalka caalamka.

    Dib ugu soo laabashada Madaxweynaha Dowladda Puntland ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa kusoo aadaysa xilli ay Xukuumaddiisu dadaal ugu jirto Xoojinta amniga Magaalada Boosaaso, si loo hir-geliyo Mashaariicda Dowladdu ka waddo Magaaladaas, gaar ahaan Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo heshiis lagula galay Shirkaddo laga lee yahay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.