Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Isku dhicii ilaalada W.Maaliyada iyo Ciidamada PSF Oo….
    Somalia

    Isku dhicii ilaalada W.Maaliyada iyo Ciidamada PSF Oo….

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    9-kii bisha ee uu Madaxweyne Deni udhoofayay Kismaayo waxay sidoo kale ay ahayd maalin Maxaabiis ka tirsanaa kooxda Daacish la saarayay Maxkamad.

    Hadaba sagootinta Madaxweynaha iyo kasoo celinta Maxaabiistaas ee Maxkamada waxay sababtay in ilaalada Wasiirka Maaliyada iyo Ciidankii galbinayay Maxaabiista ee PSF ay si khaldan iskugu dhacaan.

    Dhacdadaas waxaa loo saaray Gudi,kaasoo baaris dheer kadib ugudbiyay Madaxweyne Deni xog ururintoodii si uu go”aan uga qaato.

    Xogo aan si hoose uga helay ilo lagu kalsoonaan karo waxay ii xaqiijiyeen in khaladka dhacdadaas ay lahaayeen ilaalada Wasiirka Maaliyada,sababtoo ah waxay hor bilaabeen Xabada,isla markaana way sii wadeen,iyagoo aqoonsaday Ciidanka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.